Daawo Sawirada gudiga Baarlamaanka u qaabishan Garsoorka, Diinta iyo Awqaafta oo la kulmay Macalimiinta Duqsi Qu’aanka Muqdisho.
Waxaa maanta Muqdisho ka dhacay kulan ay yeesheen Xubna ka tirsan Gudiga baarlamaanka u qaabishan Garsoorka, Diinta iyo Awqaafta iyo gudi ka socday Macalimiinta Dugsi Qur’aanka ee magaalada Muqdisho kuwaas oo ka hadlay dhibaatooyinka la soo dersay Dugsiyadii Qur’aanka ee Caasimada iyo sida wax looga qaban karo.
Dowladda oo gabagabeysay qaabka ay isugu shandheyn laheyd Wasiiradda. (Akhriso Tirada la gaarsiinayo golaha).
Xog aan ka helnay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somalia, ayaa sheegeysa in Dowladda Somalia ay damacsan tahay inay isku shaandheyn ku sameyso Golaha Wasiiradda.
Tafaasiil dheeraad ah oo ka soo baxeysa dhaawacii Sarkaalkii Raaskanbini ka tirsanaa iyo arin la yaab leh oo soo baxday.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helaayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in sarkaal ka tirsanaa jabhada Raas-kanbooni oo halkaasi maanta lagu dhaawacay uu dhibkaasi u gaaray gadood ay sameeyeen dagaalamayaasha Axmed Madoobe oo waayay mushaar.
Nin u dhashay Britain oo si mucjiso ah uga soo dhacay Dabaqa 15-aad iyo Dhakhaatiirta oo la yaabtay.
Nin lagu Magacaabo Tom Fell Stilwell oo (20-jir ah), una dhashay ama ka soo jeeda degmada Brighton ee dalka Ingiriiska, ayaa mar kaliya la arkay isaga oo cirka ka qaylinaya kana soo duulay dabaqa shan iyo tobnaad ee fooq uu degan yahay.