Latest Media
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
     
Soomaali qaab khasab ah looga soo tarxiilay mid ka mid ah dalalka Yurub oo Muqdisho laga soo dejiyey
Dalka Norwey ayaa dhowaan si khasab ah looga tarxiiley dad Soomaali ah oo gaaraya illaa 10 ruux kuwaasoo intooda badan ahaa dad loo diidey sharciga magangalyada wadanka.
     
Maxaa ka jira caawa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose?
Dhowr qarax ayaa caawa fiidnimadii laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, iyadoo bandow iskiis ah uu ka dhaqan galay magaaladaas
     
Maamulka Hiiraan & Sh/dhexe oo magac iyo calan cusub loo sameeyey & ergooyin ka baxay shirka Jowhar+Sawir
Ergooyinka ka qeyb galaya shirweynaha looga arinsanayo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe ee ka socda magaalada Jowhar ayaa la sheegay iney isku raaceen magaca cusub ee loogu yeeri doono maamulka labadaas gobol loo samdeynayo.
     
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo ka digay khataro ku soo wajahan dalka xiliga kala guurka
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Mudane Cadde Xasan Cali (Gaabow) ayaa ka digay inuu dalku galo xaalad jahwareer leh maadaama lagu guda jiro xilli kala guur ah
     
Daawo Sawirro: Xasan Shiikh oo kulamo xasaasi ah ku qabtay Baydhabo, safarkiisana soo gebagebeeyey
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku joogay maalmahan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya ayaa kulamo la yeeshay qeybaha kala duwan ee bulshada degaanadaasi.
     
Dibad-baxayaal careysan oo gubay warshad uu lahaa ninka ugu taajirsan Qaarada Afrika
Dibad baxayaal careysan ayaa la soo sheegayaa iney warshad shamiinto ku gubeen degaanka Oromada ee dalka Itoobiya.
     
Daawo Muuqaal : Cadaan Mareeykan ah oo ku Heesaya Astaanta Calanka Soomaaliyeed iyo Fanaaniin Caan ah oo...
Aqoon yahano iyo Siyaasiin Mareeykankan ah ayaa si aan caadi eheen waxeey u barteen eryada Astaanta Calanka umada Soomaaliyeed kuwaas oo soo bandhigay Muuqaal aad u qurux badan oo wadaniyad xambaarsan .
     
Faah Faahino kasoo baxaya Qarax Qasaaro geestay oo Goordhaw ka dhacay Muqdisho
Qarax gaari lagu soo xiray ayaa goordhaw ka dhacay inta u dhaxeysa Isbitaalka Banaadir iyo Daarto Sey Biyaano ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan lasoo sheegayaa in uu ka dhashay qasaaro.
     
Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Kulanka Guud Duulista Hawada ee ka furmay Canada (Daawo Sawirro)
Kulanka guud ee Golaha Hay’adda Qaramadaba midoobay u qaabilsan Duulista Hawada (International Civil Aviation Organisation (ICAO)) ayaa ka furmay Magaaladda Montreal Canada oo ay ku taalo Xarunta dhexe ee Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan Duulista Hawada.
     
Daawo Sawirada: Taliska Ciidamada AMISOM oo maanta kulan Xasaasi ah ku yeeshay xarunta Xalane
Waxaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Taliska AMISOM ee magaalada Muqdisho, Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada AMISOM, waxa ayna kulanka uga hadleen sidii loo xoojin lahaa amaanka xiliyada doorashooyinka dalka ka dhacayaan.
     
Experts: Somalia Elections Face Difficult, Growing Challenges
Somalia experts and officials say upcoming elections face further delays unless the country's seven-member National Leadership Forum (NLF) takes action.
     
News From The World
UK takes leadership role to campaign for Somalia in international level, says Eng. Yarisow
24-04-2017

The UAE promises $45 million for the Somali people
24-04-2017

UNHCR Somalia welcomes Japan’s USD 10 Million for returning Somali Refugees and drought-affected communities
15-04-2017

UAE: Clarify Role in Deadly Attack on Refugee Boat
13-04-2017

Somalia and the UAE agree upon diverse cooperation
12-04-2017

BBC Somali launches TV news programme
10-04-2017

Minister of Information has suspended the Director General & the Director of Finance based on corruption al...
09-04-2017

Eng. Yarisow “My top priority is to promote the freedom of expression in Somalia.”
03-04-2017

Over 3,000 people a day fleeing drought in Somalia
29-03-2017

Yemen: Attack on Refugee Boat Likely War Crime
26-03-2017

Kenya: Protect Somalis Facing Conflict, Abuses, Drought HP
24-03-2017

Hunger kills at least 26 in Somalia's Jubbaland region
21-03-2017

Former Alexandria deputy police chief says he was detained at JFK Airport because of his name Washingtonpost
20-03-2017

UN wants probe into refugee boat attack off Yemen AFP
20-03-2017

Should illegal fishing be declared an act of piracy?
18-03-2017

A New Somalia Is Here: Let’s Seize the Opportunity!
16-03-2017

Somalis consider piracy again, blaming illegal fishing trade AP
15-03-2017

Boris Johnson lands in Somalia for surprise visit amid looming famine
15-03-2017

My meeting with a forgotten terrorist in Somalia
11-03-2017

Somaliland To Trump: Take Us Off Your Travel Ban NPR
10-03-2017

Al-Shabaab: Should The Somali President Open Talks With The Terror Group? The Conversation
10-03-2017

Hungry Somali families face agonizing choice: Which child to feed Reuters
09-03-2017

Somalia receives more than $121 million in Turkish aid Anadolu Agency
09-03-2017

UN chief: Steady funding needed for AU troops in Somalia - AP
08-03-2017

Breaking news "UN Secretary-General on emergency visit to Somalia for famine !!
07-03-2017

Breaking news "Trump’s Revised Travel Ban Excludes Iraqis
06-03-2017

Drought Threatens To Drive Famine In Somalia As Hunger Kills More Than 100
06-03-2017

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.