Laba dhacdo oo kamid ah dhaqamada foosha xun ee Soomaalida ku soo kordhay oo maanta iyo xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo
Waxaa ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ay sheegayaan in nin hubeysan uu magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay uu ku dilay xaas uu qabay oo xaamilo ah kadibna uu isagii is-khaarijiyay iyada oo aan la’ogeyn sababta rasmiga ah ee arinta ka danbeysa.
Daawo Sawirada Al Shabaab Oo Soo Ban-dhigtay Saraakiil Kenyan Ah iyo Hub ay sheegen in ay ku qabsadeen Dagaalkii Dhamajaaley.
Kooxda Shabaab ayaa soo bandhigtay hub iyo saraakiil ay ku sheegeen Kenyaan oo lagu soo qabtay dagaal bishii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Dhamajaaley ee dhulka Soomaalida Kenya.
Dad badan ayaa aamisan in dumarka lagu farxad galiyo wax yaabo aad u qaali ah sida in la siiyo dahab ama hanti qaali ah taas oo lagu soo jiidan karo qalbiga dumarka, balsa waxaa jiro wax jiro waxaas oo dhan wax uga qaalisan dumarka oo looga dhigo hadiyad taas oo
Sida aan la socno Qabiilka marka la’eego waxa uu qiimo mug leh ku dhex leeyahay Bulshadda Soomaaliyeed, iyadoona qofka marka aad weydiisu haddana uusan garaneynin waxa uu qabiilka ku doortay ama uu Caqiido uga dhigtay.
Nin isaga oo is-del-delaya la bad-baadiyay oo xabsi ay dhigeen ciidamada amaanku. (Sababtu maxey tahay?)
Ciidanka Booliiska Saldhiga Gebilay ee maamulka Somaliland ayaa la sheegay in ay xireen nin magaciisa lagu sheegay Nuur Axmed Dhidar oo saldhiga Booliska hortiisa isku dal-dalayayay hasa yeeshee la bad-baadiyay kadib markii Police-ku ay arkeen isaga oo xaaladu ku xuntahay.
Daawo Sawirada Soo Dhaweyn Axmed Madoobe loogu sameeyay Ethiopia oo laga waayay astaan Soomaalinimo.
Iyada oo shalay uu gaaray deegaanno ka mid ah Ethiopia Axmed Madoobe, Hogaamiya Jabhada Raas-kanbooni ayaa waxaa soo baxaya muuqaallo muujinaya in uusan marna dooneyn Soomaalinimo maadaama halkii lagu soo dhaweynayay laga waayay calanka Soomaaliya.
Dadka ku nool Buuraha oo la ogaaday in aadanaha kale uga duwanyihiin waxyaaba muhiim ah
Deegaanka buuralayda ayaa khubaro ka tirsan Jaamacadda Miami ee dalka Maraykanku ku cilmi-baaris ay sameeyeen ku sheegeen in ay saamayn ba’an ku yeelato habka uu qofku u hadlaayo, iyagoo daboolka ka qaaday in dadka buuralayda ku nool hadalku uu inta badan ku dhego, luuqada ay u dhashayna ku adkaato.
Xildhibaanadii xalay la weerary oo laga boobay Dekummiintiyada iyo Baassaboorada oo ka hadlay wixii dhacay.
Xidhibaan Goodax Barre oo kamid ahaa laba mudane oo habeenkii xalay ahaa ka bad-baday fal u muuqday mid lagu afduuban lahaa ayaa waxa uu ka war-bixiyay sida ay wax u dheceen.