Latest Media
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
Yaabka qabsaday Ask...
[12-11-2016 19:45]
Hooyooyin Soomaali ...
[11-11-2016 10:28]
Dhaqamo diimeedka k...
[10-11-2016 13:40]
Nin Soomaali oo 1 M...
[08-11-2016 22:43]
     
Meydka nin da’ ah oo laga helay xeebaha duleedka Muqdisho (Daawo Sawirro)
Xeebta degaanka Jasiira ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta laga helay meydka nin oday ah oo la sheegay iney mowjadaha baddu dibeda soo dhigeen.
     
Ciyaartoy Muslim ah oo shaqadiisa ku waayey sadaqo uu gaarsiin jiray dalal ay Somalia ku jirto (Daawo Sawirro)
Naadiga ka ciyaara horyaalka Germany ee lagu magacaabo DARMSTADT ayaa waxaa si rasmi ah u isaga fasaxay Anis Ben-Hatira oo ah xiddig ka ciyaara qadka dhexe oo u dhashay dalka Tunisia.
     
Maxaad ka xusuusataa maanta oo kale 26-kii Janaayo sanadkii 1991-kii (Maalin farxadeed mise Murugo)
Maanta oo kale 26-kii Janaayo sanadkii 1991-dii waxay ku beegan tahay markii xukunka dalka laga tuuray ALLAHA u naxariistee marxuum Maxamed Siyaad Barre madaxweynihii Dowladdii milateriga
     
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo dhaqaalihii ugu badnaa ugu deeqday dadka abaaruhu saameeyeen (Daawo Sawirro)
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa maanta ayaa shaacisay iney dhaqaale fara badan ugu deeqday dadka abaaruhu ku sameeyeen gobolada dalka qaarkood.
     
Dowlada Kuwait oo daldashay todoba nin oo uu ku jiray Amiir Faisal Cabdalla Al-Jaber Al-Sabaax
Dowlada Kuwayd, ayaa daldashay todobo maxbuus, dadkaasna waxaa ka mid ahaa qof qoyska boqortooyada ka mid ah, waana markii u horaysay ee ay dawladdu dil fuliso tan iyo 2013kii.
     
Daawo Sawirro Cusub: Muuqaalka Hotelka Dayah iyo goobihii shalay ay saameeyeen Qaraxyadii Muqdisho
Waxaa shalay Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho lagu qaaday weerar xoogan oo isugu jira qaraxyo ismiidaamin iyo weerar toos ah, waxaana weerarkan marka laga reebo qasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ka dhashay bur bur aad u xoogan.
     
Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogtay Sadex nin oo Gacantooda ku jiray (Aqriso Magacyada)
Xarakada Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Yaaq-Baraawe ee gobolka Bay ku toogtay sadex nin ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen Jawaasiis la shaqeysa dowlada Federaalka Soomaaliya, Kenya iyo Sirdoonka Dowlada Mareykanka.
     
Musharaxii ugu horeeyay ee u tartamaya Xilka Madaxweynaha oo is diiwaan galiyay (Daawo Sawirada)
Waxaa maanta si rasmi ah u bilaabatay diiwaan galinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana Musharaxii ugu horeeyay ee is diiwaan galiya noqday Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
     
bayn
     
Soomaaliya oo Kaalin aan lagu farxin kaga jirta Wadamada ugu Musuq maasuqa badan Caalamka
Dalka Soomaaliya oo hada ay ka jirto Dowlad Federaal ayaa mar kale noqotay dalka ugu musuq maasuqa badan caalamka, kadib markii qiimeyn lagu sameeyay wadamada Caalamka sida uu musuq maasuqa uga jiro.
     
Xildhibaanad Soomaaliyeed oo Casuumad u fidisay Madaxweyne Donald Trump
Gabadhii ugu horeesay ee Soomaaliyeed ee Xildhibaan ka noqota Aqalka Wakiiladda ee Minnesota dalka Mareykanka Ilhan Cumar ayaa casuumad u fidisay Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump.
     
News From The World
Short Bio of the new Somali National Security Advisor
17-02-2017

Blue skies over Somalia (By Abukar Arman)
15-02-2017

BBC Africa will bring audiences across the world special programmes from Malawi
07-02-2017

Somalia presidential hopefuls make last vote pitch in first-ever TV debate
06-02-2017

Travelers rush to board U.S. flights while Trump ban blocked
05-02-2017

Somali presidential hopeful talks about his national plans for Somalia
05-02-2017

U.N.'s court says it can rule on Somalia-Kenya boundary case Reuters
02-02-2017

9 troops, 70 al Shabaab killed in Kolibyow attack- KDF The Star
28-01-2017

Al-Shabaab launches major attack on a KDF base in Kulbiyow, seizing the town and base
27-01-2017

Somalia: AU Should Release Investigation into 14 Civilian Deaths
26-01-2017

Somali militants ram car bomb into hotel, killing at least 13
25-01-2017

Trump pulls U.S. out of Pacific trade deal, loosening Asia ties
24-01-2017

Somali town bans lavish wedding spending
13-01-2017

A promising new year for Somalia, as the world ushers in 2017 AMISOM
02-01-2017

Mo Farah: Knighthood honour is 'dream come true' - ITV
01-01-2017

Sir Mo Farah is a fitting title for Britain's greatest athlete
31-12-2016

Indian politician Akhilesh Yadav sacked by his father Mulayam
30-12-2016

Amid renewed violence in Somalia's Gaalkacyo, UN envoy urges respect for ceasefire agreement UN News Center
24-12-2016

US$2 million ECHO funds helped UNICEF reach hundreds of thousands of Somalis with nutrition,..
23-12-2016

Russian Ambassador to Turkey Is Assassinated in Ankara
19-12-2016

Somalia welcomes SFO decision to close Somali corruption probe of Soma Oil & Gas
19-12-2016

Brother charged with murder in the death of his two sisters
18-12-2016

Somali refugees live in alarming conditions in Yemen Xinhua
17-12-2016

From an East End council house to a scholarship at £35,000 a year Marlborough Daily Mail
17-12-2016

Mass measles vaccination campaign underway in southern Somalia UNICEF
17-12-2016

Somali activist uses portraits to celebrate FGM survivors Face2Face
17-12-2016

Complaint sheds new details on D.C. cab incident involving Rep.-elect Ilhan Omar Star Tribune
17-12-2016

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.