Latest Media
GOOSHII DIFAACATAY ...
[20-06-2017 02:13]
Gool Difaacanaysa C...
[13-06-2017 03:54]
Shirkadda Korantada...
[03-06-2017 18:51]
Barnaamij !Quraanka...
[28-02-2017 23:56]
Daawo Toos CaleemaS...
[22-02-2017 02:33]
Shirqoolkii uu Daji...
[21-02-2017 10:00]
Yaxaaska Dilaaga ah...
[07-02-2017 17:48]
Shirqoolkii lagu Di...
[01-02-2017 11:02]
Taarikhda musharax ...
[01-02-2017 10:48]
Banaan baxa maanta ...
[13-11-2016 16:44]
     
Dagaal u dhaxeeyayay Ciidamo kawada tirsan dowlada oo ka dhacay Warsheekh
Wararka ka imaanaya Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Milatariga iyo ciidamada maamulka Degmada Warsheekh.
     
Daawo Sawirada: Amiirka cusub ee Sacuudiga oo dhunkaday Amiirkii lagu bedelay
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen Amiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mohammed Bin Salman iyo Amiirkii hore ee Boqorooada Mohammed bin Nayef.
     
Faah Faahino kasoo baxaa dil saakay ka dhacay magaalada Muqdisho
Kooxo biskoolado ku hubeesan oon wali hebtooda la garan aaa saaka Degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxa a ku dileen askari la sheegay in uu katirsanaa ciidanka booliiska dowlada Soomaaliya.
     
Jaamacadda Benaadir oo abaal-marino Qaali ah guddoonsiisay arday ku guuleysatay tartan (Daawo Sawirro)
Maamulka Jaamacada Banaadir ayaa abaal marino lacageed guddoonsiiyey arday kaalimaha hore ka gashay Tartan aqooneed bisha Ramadaan loo qabtay qaar ka mid Dugsiyada sare ee gobolka Banaadir kaasoo ka socday Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho.
     
Mooshinka magaalada Muqdisho Laga Sheegayo Yaa Wada, Yuuse Ku Socdaa?
Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in ay jiraan Xildhibaano ku kacsan Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre kuwaas oo doonaya in ay xilka ka tuuraan isaga oo aan sanad shaqeyn!.
     
Daawo Sawirada: Oday Xaashi oo Darajadda koowaad ee Jaamacadda ka diyaariyay Qur’aanka Kariimka
Xaashi Nuur Biin oo ah aabe 63 sano jir ah oo sanadku markuu ahaa 1954-tii ku dhashay deegaanka Fintir ee degmada Ceelbuur ee gobalka Gal-gaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya, soona galay Muqdisho sanadkii 1972-dii ayaa waxa uu dhawaan ka qalin jebiyay Jaamacada Imaamu Shaafici ee kutaala Muqdisho.
     
Daacish oo lagu eedeeyay in ay gubeen Masjidka Caanka ah ee Al-Nuri (Daawo Sawirada)
Kooxda isku Magacawday Khilaafada Islaamka Daacish ee ka dagaalanta dalka Ciraaq ayaa lagu eedeeyay in ay gubeen sidoo kale ay bur buriyeen Masjidka weyn ee A-Nuri ee kuyaala magaalada Musil ee dalka Ciraaq.
     
Madaxweyne Farmaajo & wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhoweeyey Kambala (Daawo Sawirro)
Booqashadan ayaa ka dambeysay kaddib markii uu casuumaad rasmi ah uu ka heley dhigiisa Uganda Yoweri Museveni.
     
Xasan Cali Kheyre oo soo saaray amar ka farxiyey Shaqaalaha dowlada Soomaaliya
Kulan kaddib ayaa Wasiirada iyo xisaabiyaha guud la hadleen saxaafadda iyagoo ku aamanay howlwadeenada bankiga sida ay uga go’an tahay mudnaan siinta shaqaalaha dowladda iyo ciidamada kala duwan.
     
Dowlada Somalia oo mamnuucday in dalka la keeno nooc ka mid ah gaadiidka & xog ku aadan sababta
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada ay mamnuuceyso in Gudaha Soomaaliya la keeno Gawaarida dhanka Midig Isterinka ku
     
Dayuurado duqeymo ka geystay degaano ka tirsan Somaliland iyo khasaare ka dhashay
Guddoomiyaha gobolka Salal Axmed Maxamed Xaashi ayaa sheegay in Dayuurad dagaal ay rasaas ku riday dad ku dhaqan miyiga degaannada ku dhaw magaalo-xeebeedka Saylac.
     
News From The World
Car bomb kills seven at police station in Somali capital: police
22-06-2017

Car bomb in Somali capital kills at least 15, police say
20-06-2017

Van 'hits worshippers leaving mosque' in London
19-06-2017

The ‘Covfefe’ Coalition To Squeeze Qatar
17-06-2017

Iran sends planes of food to Qatar amid concerns of shortages
11-06-2017

Dalkom Somalia, Intelsat SA link up on satellite services(itWebAfrica)
09-06-2017

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia's Puntland, officer says
08-06-2017

Mozambique police warn bald men after ritual attack
08-06-2017

BBC Hausa unveils a new female-focused programme
06-06-2017

Brighton siege gunman Yacqub Khayre had extensive criminal history, used drugs
06-06-2017

Radical Ideas Muslims Celebrate In Ramadan
01-06-2017

Somali court sentences 5 insurgents to death for attempted bombings Reuters
28-05-2017

Mufiidul Qur’aan Institute in Hargeysa (Online Qur’aanic Memorization School)
27-05-2017

Eritrea Denies Targeting Ethiopia Dam as Egyptian Ties Deepen
22-05-2017

UNHCR records arrival of 39,390 refugees from Somalia, South Sudan Xinhua
20-05-2017

Trump arrives in Saudi Arabia in first foreign trip Aljazeera
20-05-2017

Suspected al Shabaab gunmen kill official in northern Kenya
16-05-2017

Saudi Arabia Donates USD10 Million to Somalia English.aawsat
13-05-2017

Amid widening needs for displaced Somalis, UN refugee agency revises funding appeal UN News Center
13-05-2017

London Predatory Carnival On Somalia
10-05-2017

Somalia International London Conference: A Great Recognition To The Contribution Of The Diaspora.
10-05-2017

Federal Government of Somalia Announces Death of Lower Shabelle al Shabaab Leader
07-05-2017

Somalia is well prepared for the forthcoming London Conference
06-05-2017

Somali minister shot dead in car after being mistaken for militant
03-05-2017

Somali journalists are brave people that lost their lives for their country."
03-05-2017

2017 London Conference on Somalia: Context and Scope
03-05-2017

Impact of Remittance on the Development of War-torn Nations - A Study With Reference to Somalia. Mohamed Ad...
03-05-2017

     
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.